The Midlands
VIP
Where is the Hiraabism and Hawiyism but i think they voted for the right guy maadama ayaga wax isku ogoleen sideeda bay Xamar ahaan laheed haduu mid ayaga ka mid ah soo bixi lahaa laakin Hawiye waxaa dan ugu Jirtey Cabdullahi Yuusuf oo Xoog dawladanimada Villa Xamar ku keenay Daarood dan uguma jirin waxay lumiyeen chance kale ayadoo Kenya soo jeedisay inay Baladxaawo ka bilaabaan oo ilaa xamar saas loo socda oo Kismaayo la maro sidaan ayba caasimada ku heli kareen intey Jowhar iyo Baydhabo iyo Xamar ka bilaabi la haayaan
5tii isku soo hartey waxay ahaayeen
Cabdullahi Yuusuf Mj
Cabdullahi Cadow Sacad HG
Qanyare Murusade
Abdiqasim Cayr HG
Hussein Caydiid Sacad HG
Wareegii labaad
Abdullahi Yusuf
Cabudullahi Cadow
Qanyare
Wareegii sadexaad
Cabdullahi Yuusuf VS Cadow
Qanyare 30 kiisii cod wuxuu ugu shubay cabdullahi Yuusuf oo saas ku soo baxay
Hawiyihii oo dhan marka cabdiqasim laga reebo Cabdullahi Yusuf bay ugu shubeen ayagoo isleh Xamar ma imaaan karo laakin Cadow oo ah half barawaani the Somali ambassador to the US in the 70s and former finance minister waxay ka baqeen inuu mareykanka taageero oo saas Xamar kula wareego
Qanyare waagaas waa u shidneed wuxuu lahaa airportka keliya ee Xamar ka shaqeeya lacagtii oo codad ku gatey
Thank you Cabdullahi Yusuf for using shisheeye against them
The man Hawiye warlords refused to vote for him for having US backing
Adow
From the Hawiye clan in central Somalia, Abdullahi Adow is known for his work as a financier and diplomat.
Somali presidential candidate Abdullahi Adow
Abdullahi Adow was the runner-up for the post of transitional president in 2000
A one-time governor of the Central of Bank of Somalia, he was also a finance minister under President Barre.
During the early 1970s he made Somali ambassador to the United States and was based in Washington for a decade.
The 64-year-old is not known for his charisma, but is viewed by some as a consensus candidate, capable of fostering closer ties between rival clans.
In 2000, he was the runner-up for the post of transitional president, which he lost to Abdulkassim Salat Hassan.
He reportedly has Kenyan and US backing for his presidential bid this time round.

Last edited: