20 senior members of Abdirahman Abdishakurs party Wadajir resign from their posts

Jungle

VIP
FB_IMG_1678049966402.jpg

FB_IMG_1678049975038.jpg


:drakelaugh:daruufo inoo gaar ah
 
Important guys who left the 15 votes party


Kamal guutaale it's chairman HG Saleebaan
xilldhibaan Sanyare mj ex Gudoomiyihii Mudug puntland
Garyare MX
Abdihakim caynte brother of Cabdi Caynte Murusade


๐—๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ ๐š ๐–๐š๐๐š๐ฃ๐ข๐ซ waxa uu ka mid ahaa axsaabta ugu waaweyen ee dalka. Muddadii uu jiray xisbiga waxuu ku guuleystay ballaarinta iyo baahinta nidaamka axsaabta badan iyo dimuqraadiyeynta dalka. Xisbiga waxuu xarumo ku yeeshay dalka gudahiisa iyo dibadiisa. Sidoo kale, tan iyo markii la aasaasay ee bishii June sanadki 2016, xubunaha iyo taageerayaash xisbiga waxey kor u dhaafeen kumanaan.

Xisbiga Wadajir waxuu ku dhisnaa โ€” welina ku dhisanyahay โ€” mabaadiiโ€™ iyo afkaar ku saleysan Wadatashi, Wadajir, Is-oggol, iyo Dimuqraadiyad.

Haddaba, annaga oo ah magacyada hoos ku xusan, waxaan shaacineynaa maanta oo ay taariikhdu tahay ๐ŸŽ๐Ÿ“/๐ŸŽ๐Ÿ‘/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘ in aan iska casilnay xubinimada xisbiga Wadajir duruufo inoo gaar ah awgeed.

Waxaan u mahad celineynaa dhammaan taageerayaasha xisibiga Wadajir oo duruufo adag u soo dhabar adeegay xilliyo adkaa innaga oo u rajeyneyna guul iyo gobonimo.

Tixgelin Badan.

๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐—๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ ๐š ๐–๐š๐๐š๐ฃ๐ข๐ซ


Screenshot_20230305-210749.jpg
 
Last edited:
AAW scapegoated after he became against the extenstion next is Fiqi and Daljir in the cabinet reshuffle. AAW will resign from being envoyga stay youtuber ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

This is how hassan Sh and Damjadeed want to get rid of their former UPD allies by scapegoating them ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

Screenshot_20230305-211831.jpg

Screenshot_20230305-211557.jpg
 

Attachments

  • Screenshot_20230305-211557.jpg
    Screenshot_20230305-211557.jpg
    134.4 KB · Views: 42
Kamal guutaale was the Chairman so for 4.5 he was replaced by this biciidyahan mj ganacsade Gooshe. Kamal works as security adviser for the PM so he left the party or forced to leave ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Xisbiyada siyaasadda ee dalka ka jira ayaa shir u dhowaan ku yeeshay magaalada Nairobi ku ballaariyay xubnaha Xisbiga, iyadoo dib u qaabeyn ku sameeyay Golaha Fulinta Xisbigan.

Xisbigan oo saddex xubnood kaliya laga yaqaanay, kana dhex muuqdeen sanadihii u dambeeyay ayaa haatan is bedel lagu sameeyay, iyadoo la kordhiyay xubnaha Golaha Fulinta.

Guddoomiyihii Xisbiga Wadajir Kamaal Daahir Gutaale ayaa xilka laga qaaday, waxaana xilka Guddoomiyaha loo magacaabay Saciid Cabdi Muuse Baalle.

Sayid Cali Macalin Cabdulle ayaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga, isagoo laga qaaday xilkii Xoghayaha Guud.

C/fataax Ibraahim Geesey oo ah Xildhibaan iyo Wasiir hore ayaa loo magacaabay Xoghayaha Guud ee Xisbiga, halka C/weli Ibraahim Garyare uu yahay Kuxigeenka Xoghayaha Guud.

Xubnaha cusub ee ku soo biiray Xisbiga ayaa waxaa isugu jiraan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Xildhibaano hore iyo xubno dhalinyaro ah, waxaana tani loo arkaa mid wax ka bedeleysa hanaankii uu horay u dhisnaa Xisbiga ee ku koobneyd saddexda xubnood kaliya.


Screenshot_20230305-213531.jpg

Screenshot_20230305-214415.jpg

Screenshot_20230305-214612.jpg
 

bidenkulaha

GalYare
AAW scapegoated after he became against the extenstion next is Fiqi and Daljir in the cabinet reshuffle. AAW will resign from being envoyga stay youtuber ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

This is how hassan Sh and Damjadeed want to get rid of their former UPD allies by scapegoating them ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

View attachment 258336
View attachment 258337
preemptive strike from HSM :dead:

But AAW is working behind the scenes. If he plans to kick out Daljir and plots for this extension then youโ€™re gonna see a few resignations and many siyaasiin in Xamar come out against the extension. Heโ€™s already alienated loads with a UPD+Daljir cabinet.

6FDE3A64-27D5-4430-86E1-0305018F08B6.jpeg784CEA09-E351-4DF2-A763-84A17F91AAED.jpeg
 
This isnโ€™t a loss for AAW. An overhaul for Wadajir was long overdue after the election. Like some of you have already said in the thread, these members were forced to resign by HSMโ€™s bloc and indirectly AAW.


I have already said for culusow government to survive he needs to drop HG.
Everything will come crushing down on him if he โ€œdroppedโ€ HG. Weโ€™re not like laga maarman clans like MX who are limited to bark online:chrisfreshhah:

We can provide a real base for the Opposition in Mogadishu and HSM knows that.
 
This isnโ€™t a loss for AAW. An overhaul for Wadajir was long overdue after the election. Like some of you have already said in the thread, these members were forced to resign by HSMโ€™s bloc and indirectly AAW.



Everything will come crushing down on him if he โ€œdroppedโ€ HG. Weโ€™re not like laga maarman clans like MX who are limited to bark online:chrisfreshhah:

We can provide a real base for the Opposition in Mogadishu and HSM knows that.

Kkkkk these langaabs like that irrelevant gaajo ridden booon @cow and that Sixiroole @The Midlands who their loomaoyaan qabiil don't even have an Political party are so obsessed with HGs and their party, it's kinda sad seeing them so fixated with what we do, while theirs suffers from irrelevancy.

AAW alone has more influence than all their irrelevant clans put together.
 

Calaami

Garaadka Guud ee Beesha Calaamka
Kamal guutaale was the Chairman so for 4.5 he was replaced by this biciidyahan mj ganacsade Gooshe. Kamal works as security adviser for the PM so he left the party or forced to leave ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Xisbiyada siyaasadda ee dalka ka jira ayaa shir u dhowaan ku yeeshay magaalada Nairobi ku ballaariyay xubnaha Xisbiga, iyadoo dib u qaabeyn ku sameeyay Golaha Fulinta Xisbigan.

Xisbigan oo saddex xubnood kaliya laga yaqaanay, kana dhex muuqdeen sanadihii u dambeeyay ayaa haatan is bedel lagu sameeyay, iyadoo la kordhiyay xubnaha Golaha Fulinta.

Guddoomiyihii Xisbiga Wadajir Kamaal Daahir Gutaale ayaa xilka laga qaaday, waxaana xilka Guddoomiyaha loo magacaabay Saciid Cabdi Muuse Baalle.

Sayid Cali Macalin Cabdulle ayaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga, isagoo laga qaaday xilkii Xoghayaha Guud.

C/fataax Ibraahim Geesey oo ah Xildhibaan iyo Wasiir hore ayaa loo magacaabay Xoghayaha Guud ee Xisbiga, halka C/weli Ibraahim Garyare uu yahay Kuxigeenka Xoghayaha Guud.

Xubnaha cusub ee ku soo biiray Xisbiga ayaa waxaa isugu jiraan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Xildhibaano hore iyo xubno dhalinyaro ah, waxaana tani loo arkaa mid wax ka bedeleysa hanaankii uu horay u dhisnaa Xisbiga ee ku koobneyd saddexda xubnood kaliya.


View attachment 258344
View attachment 258345
View attachment 258346
I know Gooshe. Heโ€™s a nephew of the current Suldaan of Reer Biciidyahan, clever guy
 

Trending

Top