20 girls kidnapped in Hargeisa's Jigjigayar neighborhood by police and foreigners (CIA)

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
Hargeysa]: Ciidamo Booliis Ah Iyo Ajaanib La Socday Oo Xalay Iskuul Boodhin Ah Kala Baxay Labaatan Hablood Oo Qurbajoog Ah +[ Danbiga Lagu Haysto]


| May 2, 2017

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Warar ka soo baxaya qaar ka mid ah waalidiinta labaatan Hablood oo ay xalay ciidamo Booliis ahi kala baxeen iskuul kuwa la seexdo ah ayaa sheegaya in hablahoodii ay la yihiin, isla markaana ay haystaan ajaanib la socotay Ciidamadaas, sida ay ku doodeen waalidiin ka gaabsaday in magacyadooda la sheego.


Wararka Waaheen ay ka heshay Waalidiintaas ayaa sheegaya in habeen hore maqribkii hablooda lagala baxay iskuulka ay dhiganayeen oo ku yaala xaafadda Jigjiga yar, halkaas oo ay dhigtaan arday hablo ah oo ka soo laabtay Qurbaha, isla markaana lagu baro Qur’aanka iyo Axaadiista si dhaqan celin loogu sameeyo

Ilo wareedkan ayaa sheegaya in aan illaa hada la ogayn meel ay ku sugan yihiin hablahaasi, hase yeeshee xalay, illaa manta meelo kala duwan kolba la gaynayey, iyadoo wararka qaarkood sheegayaan in su’aalo la weydiinayo.

Waalidiinta iyo Xukuumadda Somaliland midkoodna war rasmi ah kamay soo saarin arrintan, hase yeeshee wararka qaarkood ayaa sheegaya in ajaaniibta la socotay Booliiska hawl-galka fuliyey ay ku doodayaan inay Hablahan ku celinayaan dalalkii ay ka yimaadeen, halka waalidka iyo xukuumaddu-na ku doodayso Hablahan inaan dalka laga saari Karin.
.
Dhacdadan oo ah tii ugu horeysay ee noocoon ah ee ka dhacda dalka, waxa la hadal hayaa sababta loo haysto inay la xidhiidho Ajaaniibta oo ku doodaysa in lagu barayey iskuulka falal argagixisnimo, hase yeeshee waalidiinta ayaa sheegaya inay ardaydoodani yihiin kuwa lagu barbaarinayo Diinta Islaamka, Dhaqanka iyo Af-ka Somaliga.

Dugisgan oo ay leeyihiin Qoys Qurbajoog ah waxa la sheegayaa inay ka Diiwaangashan yihiin Wasaaradda Waxbarashada iyo Diinta iyo Aw-qaafta.

Wargeyska Waaheen waxa uu isku dayey in uu arrintan wax ka weydiiyo saraakiil ka tirsan ciidamadda Amaanka, hase yeeshee way ka gaabsadeen.


http://salaanmedia.com/?p=162982
 

Hemaal

Jet life till my next life
VIP
I heard the CIA and MI6 both have bases in Masalaha neighbourhood next to egal airport

There is no CIA base in Somaliland but there is an MI6 facility which trains Somaliland intel officers. My relative is among them.


This is probably rumours, I will wait for a more verified news network to report it.
 

Dhay Geel

"Aar kow Dheh"
Why do you think masalaha is the only area in hargeisa to have a checkpoint?
Something going on in there
 
Why do you think masalaha is the only area in hargeisa to have a checkpoint?
Something going on in there

I've been to masalaha, there's nothing there except a few houses, a mosque and lots of land-plots. The check point is to restrict access to the airport runway.
 

Dhay Geel

"Aar kow Dheh"
I've been to masalaha, there's nothing there except a few houses, a mosque and lots of land-plots. The check point is to restrict access to the airport runway.

Well things have changed masalaha has its own checkpoint not the airport one, and the guards there search cars on a regular basis. It's a built up neighbourhood with lots of large houses/villas.
 

Bohol

VIP
There is no CIA base in Somaliland but there is an MI6 facility which trains Somaliland intel officers. My relative is among them.


This is probably rumours, I will wait for a more verified news network to report it.


Nope. It is confirmed.


Halkan Ka Daawo Deg Deg Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Warbixiyay Kulan ay wada Qaateen Waalidinta Dhalay 20 Gabdhood Oo La Xidhay iyo Laamaha Amaanka Dawlada

http://burcoonline.com/articles/605...hood-Oo-La-Xidhay-iyo-Laamaha-Amaanka-Dawlada
 

Zayd

Habar Magaadle
Propaganda, truth is they are dhaqan celis and their governments in qurbaha are inquiring to their whereabouts.

Why would police kidnap citizens in broad daylight, this is some sensationalism Bohol.
 
Status
Not open for further replies.
Top