GEYLAN MEDIA REPORTS
Sida ay ii xaqiijiyeen ilo wareedyo wargal ah Markabka xamuulka ah ee lagu qabtay xeebaha Puntland ayaa wada hub xoogan, oo nooc kasta leh una badan gaadiidka Gaashaman ee culus, Beebayaal casri ah oo aan horey Geeska Afrika loo keenin iyo shixnad nooc kasta leh oo hub ah ayaa saaran.
Hubka dhammaantiis ayaa leh calaamadaha dawladda Turkiga, wuxuuna kusocday magaalada Muqdisho, kaas oo ay hadda gacanta kuhayaan ciidanka difaaca ee Puntland, gaar ahaan cutubka Badda ee PMPF.
Dawladda Turkiga ayaa hub culus kudaabuleysay Koonfurta dalka, bilihii u dambeeyey.

Last edited: