Original Article:
Dowladdaha Soomaaliya iyo Jarmalka oo Maanta kala saxiixday heshiis muhiim ah
Khamiis, April, 13, 2023 (HOL) - Dowladdaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa Maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis dhaqaale oo gaaraya 19 Milyan oo doolarka Mareykanka ah oo loogu talo galay dib usoo kabsashada ilaha dhaqaalaha iyo ganacsiga Soomaaliya.
www.hiiraan.com