“Wasiirka Gaashaandhiga waxay ku dhaliilayaan Tik Tok ma asagaa keenay waa yaabe qofkasta waxa uu leeyahay waa tik toker” Xilibaan Hore Dhaayow.

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!

“Dadka Xagal daacinayo Dagaalka Al shabaab Waa Shabaab Kal kaal sida Lataliyaha Madaxwaynaha Waare” Xildhibaan Hore Macalin Cali.
 

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!

“Gacan bir ah ayaan ku qabaneynaa cid kasta oo Qatar ku ah Soomaaliya sida Madaxwaynihii Hore ee Hirshabeele Waare iyo Maamuladda qaar” Xildhibaan hore Yacquub Cali Maxamed.
 

Trending

Latest posts

Top