guudka

  1. Toriye

    Muuse Ismaaciil Qalinle heestii Guudka/Amba Geesta oo qoran ah lyrics

    Lyrics for this song Adiga oo gun iyo baar Galiilyadaa kal gacalada Xidigahaa dul dhaaftoo Galow dhahaaya heesahaa Haddii aan lagula garan Talo wey gufacantaa Aniga oo gu' iyo deyr Godalkiisa caashaqaa Kaa gaagaxeynina Ha i gurinin adiguye Furfuri lahaa, guudka kuu furfuri lahaa Mar...
Top