Somaliland moves troops closer to the border

Status
Not open for further replies.

Bernie Madoff

Afhayeenka SL
VIP
In a town called Boocame

DEG-DEG: Ciidamo Somaliland oo gudaha u galay magaalada Bocame kuna dhawaaqay arrin halis ku ah dowladda Puntland.


Cutub ka tirsan maleeshiyaadka SNM-ta oo hormuud u yihiin horgalada deegaanka ayaa gudaha u galay degmada boocame ee gobolka sool kuwaa oo ujeedkooda si rasmi loo ogayn marka laga reebo xubno deegaankaasi oo ku marti qaadaya inay saldhig ka samaystaan.

Maleeshiyaadkan o
o ku hubeysnaa 30 tikniko ah ayaa saacad ku sugnaa deegaanka boocame oo ay shir kula yeesheen duleedkeeda xubno loo diray inay soo diwaan-galiyaan maleeshiyaad deegaankaasi ah oo horey qorshihiisu u lahaa dr cali khaliif galaydh

Deegaanka Boocame ayaa horey loogu dhawaaqay in 100 askari loo qaramayn doono kadib heshiis dr cali



http://puntlandnews.net/2018/01/27/...hawaaqay-arrin-halis-ku-ah-dowladda-puntland/




:mjhaps::mjhaps:
 

Bernie Madoff

Afhayeenka SL
VIP
@waraabe @Oscar @Lancer we coming for that punani.

A5zap_s-200x150.gif
 

Oscar

Het beste uitzicht
At this rate this time next week we’ll be drinking Shaah in Garoowe :gaasdrink:

2lcw51h.jpg
 
Last edited:
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top