Also this poem was recited by Ugaas Nuur in 1887 when the Abyssinians invaded and took over Harar:
"Tolkayow xalay taah ma ladin toosna maan qabin eh.
Nimankaas taagani waxay igu talaaleene .
Togi Herer Axmaaraa dul tagay oo dilay dadkeeniiye
Islaamkiina wuu wada tirtiray baa inoo timid eh
Taawooday oo xalay hurdadii tow ka soo idhiye."
Can't translate this as the language is a bit difficult