Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Muqdisho (Caasimada Online) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil muwaadin Soomaaliyeed oo loogu geystay gudaha wadanka Koonfur Afrika. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Faarax Weyd, kaas oo lagu dilay goob ganacsi oo uu ku lahaa magaalada Durban ee dalkaasi. Wararka...
www.caasimada.net