She is now against Somaliland

87042052_2462832507380027_8673236225735262208_n.jpg
 
Call her xanjo muudkii laga dhamaystay oo khaakhtufuuu la iska soo tuuray.

ninkii dhulka ka qaadanayaa ee afkiisa dib u galinaya isagay jirtaa.
 

Thegoodshepherd

Galkacyo iyo Calula dhexdood
VIP
@Passenger hadalkaga waxa kusoo xasuustay nin Isaaq ah oo aniga iyo rag nala fadhiyey meel fadhi ku dirir ah. Mid Dhulbahante ah oo Somaliland aaminsan aya Muuse Bixi amaanay Silaanyana caayey. Kii Isaaqa aha aya is qaban waayey, nin HJ ah ayu aha, isla markiiba wuxu yiri "waa labo nin oo ilma adeer ah, adigu lahaysta tahay oo cid wax ka weydiinaysa siyaasada Somaliland ma jirto".

The problem with Somaliland is that the Isaaq cannot help themselves. The qabyaalad will push away even those who join it out of personal conviction. No one wants to be a second class citizen in his own home. Until Somaliland can get rid of its qabyaalad, it can't, the national state in Mogadishu will always be more attractive for Harti and Gadabursi.
 

Trending

Latest posts

Top