The Singers for N&N's 1 Man 1 Vote ad campaign just confessed to being Alshabaabs.

https://www.caasimada.net/xog-fannaan-dowladda-u-shaqeeya-oo-qirtay-inuu-ka-tirsan-yahay-al-shabaab/

Xog: Fannaan dowladda u shaqeeya oo qirtay inuu ka tirsan yahay Al-Shabaab
January 20, 2020

Muqdisho (Caasimada Online) – Caasimada Online ayaa heshay xog ku saabsan in fanaaniin dhowr ah oo ka tirsan waaxda fanka ee gobalka Banaadir la xiray, kuwaas oo la sheegay in qaarkood ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.

Xogta ay heshay Caasimada Online, ayaa sheegaysa in Abshir Gaarane Axmed, oo xog heyn u ahaa agaasimaha waaxda Fanka ee gobalka Banaadir Shamso Cali Macalim iyo fanaaniin kale laga qabtay guri ay daganaayeen oo ku yaalla degmada Boondheere.

Baaritaan dheer oo ay hay’adaha ammaanka sameeyeen ayaa la sheegay in Abshir Gaarane uu qirtay in uu shaa sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab, waxa uuna qaabilsanaa qaybta canshuuraha ee gobalka Banaadir.

Gaarane ayaa sheegay in uu ahaa sarkaal sare oo ka tirsan qaybta Maaliyadda ee gobalka Banaadir ee Al-Shabaab, waxa uu si gaar ah u qaabilsanaa bixinta mushaaraadka Al-Shabaabka gobalka Banaadir iyo bixinta lacago la siiyo Shabaabka wax dila iyo kuwa kale ee xogaha muhiimka ah keena sida ay noo sheegeen saraakiil ka tirsan Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida.


Dadka aan la hadalnay waxay noo sheegeen in Fanaaniin kale oo la shaqeeyo Gaarane la xiray balse aysan jirin wax cadeen ah oo lagu helay iyo qiraal ay sameeyeen balse ay ku socoto baaritaan kale oo dheeraad ah.

Wararka ayaa sheegaya in ninkaan uu muddo kooban noqday madaxa Maaliyadda ee Al-Shabaab u qaabilsan gobalka Banaadir balse bilo kadib laga qaaday, waxa uuna xilkaas u hayay si kumeel gaar ah.

Sidoo kale xogta ay heshay Caasimada Online ayaa tibaaxeysa in ninkaan uu soo far muuqay macalimkii dilaaga ahaa ee Ilkacase oo dhawaan ka soo muuqday TV-ga Qaranka.

Hay’adaha amaanku waxay sheegeen in gobalka Banaadir ay dhax ceegaan Shabaab badan oo u baahan in aad looga taxadaro, qaarkood waxay ku taliyeen in gobalka go’aan laga qaato.


 
:snoop:
I don't even know anymore sxb, Al Shabaab this Oil that, Farmaajo there.

Now even singers are part of a terrorist group, what the f*ck.
 

kickz

Engineer of Qandala
SIYAASI
VIP
:snoop:
I don't even know anymore sxb, Al Shabaab this Oil that, Farmaajo there.

Now even singers are part of a terrorist group, what the f*ck.

Eh its the norm, alot of fake news tends to fly around in Somali media.
 
:mjlol:

@Lex Luther is one misleading guy lol

The thread title got nothing to do with his Caasimada tabloid crap which has nothing to do UNSOM tweet and the artists that actually made the song :yloezpe::yloezpe:
 
Don't do it sis.

They use sixiir to trap you.
I'm not meeting them in person. I'll just do it over the internet. Ever since I found out there are russians who will pay you 50 cents per troll post, I've been looking for an opportunity like this. imagine making 5000 pro nabad/nolol posts and making 2500 dollars :obama:
 
We are downsizing right now, @Gibiin-Udug has already submitted for Teknikos opening.:lolbron:

Anyways you can join but money is tight. Will you take oil company stocks?
images
 

Trending

Latest posts

Top