Somaliland region troops committing rape in Las Anod, Sool

Bohol

VIP
XOG:Kufsigii laascaanood Ka Dhacay Iyo Cida Geesatay Cadeen La Helay

Sep 26, 2019 - 7 Aragtiyood

Dhawaan waxaa Magalaada laascaanood, ka dhacay Kufsi loo Geestay Gabadh kamid ah Hablaha Gobolka Sool.

Laascaanood oo muddo 12 sano, ah ku jirtay gacanta maleeshiyada Isaaq, ayaa inta badan Waxaa ka dhaca Falba midka u ka foolxun yahay islamarkaana cid wax ka qabata aysan jirin.

Farow Aadan sugulle, oo Ah Gabadh Da’adeedu tahay 22 sanno, oo kufsi iyo jajebin laysugu daray dhaawacyo badana loogu gaystay Dooxada lagu Magacaabo farxaskulle Ee dhaca duleedka laascaanood.

Hadaba Shabakadda Khaatumo news muddo waxay ku jirtay dabalgal ay ku hayso Kufsigaasi waxaana helnay hordhaca xog ku aadan Kufsigaasi.

Sida ay Noo Cadeesay Haweenay Lagu magacaabo Sacadiyo Maxamed Salaad, oo ah Dadka ku dhow Dooxaasi ayaa noo cadeesay in Ninka kufsiga geestay uu Kaga soo baxay Farow, Xeradda Maleeshyaadka maamulka Isaaq, oo halkaasi ku leh xerro ciidan.

Ninka kufsiga geestay oo iska soo siibay dharka ciidanka ayaa Farow, La hadlay tiraba dhawr mar balse Farow, Lamaysan Hadal Waxaana uu soo gaadhay isagoo ordaya oo wata Bir,Halkaasi markuu Xaalku Maraayay uu Isku Dayay Inuu Ku Qanciyo inuu U Galmoodo Farow, balse Farow Waxay ku dhufatay Ninkaasi Dhagax oo gacan qaadka ayay Kaga Horeysay markay aragtay inuu Xoog Ku Muquuninaayo,

Sida waxaa ugu Warantay Khaatumo News Sacadiya, oo Aan Ka fogen Halka Falkaasi ka dhaacyo

Waxayna Tidhi Sacadiyo“Walaal Anigu Anoo Maraya Dooxa, Farxaskulle, ayaan arkay Ninka Ka soo Baxay Xeradda ciidanka, somliland, oo la hadlaya Gabadhaasi hadii aan Arkayna islamarkiiba gabadhii wuu gaadhay wuxuuna isku dayay in uu wadahadal ku qanciyo balse gabadhu waxay ku tidhi waad adeb daran tahay kadib wuxuu ku yidhi ayaa tahay maxaa ku marinaya halkan kadib dhagax, ayay ku halgaaday kadibna intuu kusoo booday ayuu bir madaxa kaga dhuftay weyna dhacday Farow ”

Sacadiyo, oo hadalkeeda sii wadata ayaa tidhi”Anigu God aan saas uga Fogeen meesha dhibto ka dhacayso ayaan ku dhuuntay markan arkay meesha xaalku maraayo kadib waan is hayn waayay oo waxan damcay in an ninka gabadha ugu tago Madaxa Dhagax kaga dhufto balse waxaan arkay labo, askari oo dusha sare ka ilaalinaya ninka kadibna Anigaaba Naxay oo Cabsaday oo is idhi armay ku arkan”

Haweenaydan sidan ugu waran tahay khaatumo news aya intaasi ku dartay in markii kufsigasi dhacayy ay dusha sare ka ilaalinaayen ninkaasi labo askari oo dhar shacab xidhan basle hubaysan.

Dhawaan waxaanu idiin soo gudbinayna waraysi aanu la yeelanay Sacidiyo oo ka waramaysa dilka iyo Kufsiga Loo Geestay sacadiya siduu u dhacay iyo Waxay Arkasay,


70876663_2302358579861323_908316197907333120_n.jpg

http://khaatumonews24.com/2019/09/2...-cida-geesatay-cadeen-la-helay-khaatumo-news/

 

Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
Aweey raggi dhulbhanate? Ina lilaahi
I have no sympathy for them.

They have no men. All their Alphas died in the colonial wars against the British, and these leftover dhulbahantes are naago.

Dabcasar said it and so did many others.

These people are not our cousins since their daqan is too different
 
Dhulbahante are good honest people. If this news is real, we will stand shoulder to shoulder with our dhulbahante brothers and sisters.
 

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
I have no sympathy for them.

They have no men. All their Alphas died in the colonial wars against the British, and these leftover dhulbahantes are naago.

Dabcasar said it and so did many others.

These people are not our cousins since their daqan is too different
they need to fix up, they are shaming the name of darood
 
I have no sympathy for them.

They have no men. All their Alphas died in the colonial wars against the British, and these leftover dhulbahantes are naago.

Dabcasar said it and so did many others.

These people are not our cousins since their daqan is too different
In defense of these treacherous dhulo wasteman, rape happens all over Somalia.

It’s not like it’s men from Hargeisa or Burco that rape these women. It’s their own men. Still effed up cause it’s still rape.

But let’s not act like these people are some sort of victims.
 
Top