Fighting breaks out in Somaliland region, Xamilka, Ceel Afweyn: 4 dead, many injured

Bohol

VIP
The names of the HJ dead.



1.Ina dhukaal jamac
2.Ina hadal yare
3.Ina Cali law
4. Iyo nin faahiye ah
 

Bohol

VIP



Ceel-afweyn(Gebogebonews)-Wararka naga soo gaadhayaa Degaanka Xamilka oo ka tirsan degmada Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag ayaa Sheegaya Inuu halkaasi ka dhacay dagaal uu dhexeeya labadii beelood ee walalaha ahaa ee mudada dheer ku dagaalamayey degaanada Ceel-afwayn ee gobolka sanaag waxaanu dalkaasi uu bilaamay abaaro salaadii casaar iyadoon laga soo sheegayo dhimasho iyo dhawaac labadaba.



Degaanka Xamilka oo ka tirsan degmada ceel afwayn ayaa hadda waxa ku sii qul qulaaya ciidanka qaranka somaliland ee ku sugna degmada Ceel-afwayn ,Inta La Xaqiijiyey Dagalkaasi Waxa Ku Dhintay 6 Qof .

http://gebogebonews.com/2019/09/18/...D5d46DzGy1tJd4HnZBjUud86Dk32xwuPlUTfSwYCUytf4
 

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
Experts: climate change is killing Somalis
Ceelafweyn: hold my khat
 

Trending

Latest posts

Top