Somali joke

Status
Not open for further replies.

Nalle

🥰🥰🥰
Here is another one.

Inan(boy) baa maalin jimce ah tagay masaajidka. Iyadoo khudbaddii la bilaabay buu fadhiistey safka labaad. Sheekhii khudbadda qabanayey ayuunbaa eegay inankii soo galay wuxuuna arkey kii oo farta-dhexe tusaya. Isagoo yaabban buu ka jeestay markaasuu haddana eegay wuxuuna arkay inankii oo carrabka tusaya. Sheekhii wuxuu yidhi isagoo xanaaqsan" saddex ma galayaan jannada, namiimiyaha, ka dadka xanta iyo hooyadii wasahan bila akhlaaqda ah".
Ma nooli:drakelaugh:

I got one as well:

Beri baa Nin reer Burco ah ayaa la weydiiyay sidee baad jeclaan laheyd in uu Ramadaanka noqdo?
Kuye ”anigu waxaan jeclaan lahaa in uu soonku noqdo sida Koobka Aduunka ee 4-tii sanoba mar la qabto, Somaliduna sida caadada ah in reeb reebka ku hadho oo aanay ka qayb galin ba” :mjlol::pachah1:
 
:chrisfreshhah::dead:
 
I heard this one the other day:

Wiil oo doobnimo ku raagay ayaa ilma adeeradiisa waxay kula taliyeen inuu guursado maadaama uu ahaa wiilka kaliya oo uu aabiihisu dhalay, taasoo keenaysa hadduu guursan waayo inuu odayga faraciisu go’o. Wiilka waa lagu kari waayay inuu guursado. Kolkaas bay ilma adeertiis intay soo qabteen si fiican u garaaceen, markuu naftiisa u baqay buu yiri ”isii daaya haatan baan guursanayaaye”. Sidii bay ku daayeen asna ballantuu oofiyay oo wuu guursaday.

Markuu wiilku la aqalgalay xaaskiisa oo uu arkay raaxada guurka iyo barwaaqadeeda kadib ayuu isagoo xanaaqsan u yeeray ilma adeeradiisii inuu guursado ku garaacay. Kulahaa ”inkaari idinku dhacday, maxaad waa hore ii garaaci waydeen”

:russ::lolbron:
 
Fortsättningen på den storyn lyder så här:

Ninkii marka uu guursaday gabadhii, baa ay kala xishoodeen markii ay dadka kala tageen. Meel ay ka bilaaban bey garan waayeen, markaasuu ninkii salaad inta uu galay duceystayna. Wuxuuna ku duceystay isaga oo fadhiya ”Ilaahayow xaaskeyga soo qaad oo dhabta ii saar” Gabadhii oo maqlaysa baa u durugtay xaga ninka iyada oo leh ”Ilaahayow halkee baad ii wadaa?:yloezpe::mjlol::siilaanyolaugh:
 
Status
Not open for further replies.
Top