Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
Alla beerka!!! Ugaaso, reet PL miyaa tahay. Reer Bari?! Lahjadaas jecliyaa

Maa hadaa jeclaatay reer Bari lahjadiisa. Sheeko cusub.

Teeda kale. Shunkasiga afsomali maa ku ficno.

Labo labo baa I qabata markaan maqlo shunkaasi o afsomali lagu subinayo.
 

Dalmoor

Hiatus✅ 1/18/21- ?
VIP
Istuubid ba tahay.
Allah Af Hindi ba knowgaraysa??? Mashallah!
:gladbron::gladbron::gladbron:
Yeah, af hindiga waan kudhereeya.(I know it)
:westbrookswag:

SCWW SALAAN BACDE MAYA WALALO WAA QORALKAYGA
Why do I feel like you wrote Sallalahi caleyhi wasallam(SCW)?

Do you mean to say "Salaamu caleykum warrahmatullahi wabaraakutuhu? :drakelaugh:

Just write ASC.
Madaxaa baa Naga qabateen
That's what my ayeeyo says when I piss her off:damn::damn:
 
Maa hadaa jeclaatay reer Bari lahjadiisa. Sheeko cusub.

Teeda kale. Shunkasiga afsomali maa ku ficno.

Labo labo baa I qabata markaan maqlo shunkaasi o afsomali lagu subinayo.
Naa miyaad walantahy. Afsomaliga waxa ka shuukansi macaan ilhaay ma aaburin. Waad walantahay. Gabdha doontid lambarkeeda hada ii so qoortid malin iigu ma qaadaneysa iina iiga aqbasha guur
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top