Burco started to export goods to Mogadishu

Status
Not open for further replies.
Good masha Allah
Good job to wasiir Xayir Maareeyee


Made in Burco :rejoice:

Sharaf bay inoo tahay wax Burco lagu soo sameeyay inaan ku aragno, magaalo kasta iyo tuulo kasta oo Soomaaliyeed. Iminka waxay u dhoofiyaan, Djibouti, Jigjiga, Puntland, and Now Mogadishu :win:


Wax soo saarku goboada ayuu kala horumariyaa, oo dhaqaalaha ayuu gobolba gobolka uu ka wax soo saar badan yahay, ka dhaqaale bataa.
 
Status
Not open for further replies.
Top