Would you buy tampons for your wife?

Would you buy tampons for your partner?

  • Yes

    Votes: 22 64.7%
  • No

    Votes: 12 35.3%

  • Total voters
    34
Status
Not open for further replies.
@Gambar . Cool off.
Maanta hadi lagu weydiyo xagee ku xanuuneysa ma waxaad oran xoosta mise fuutada. Ama S**l.
Dadka afsomaliga yaqaana ba fahmaya xishoodka. Nin weyn oo fuutada dumarka ka hadlaya maalin weliba especially naagtiisa. Ninka noocas Dayuus baan uu arka.
@Bohol @nine @Ferrari .
@Timo jileec
@Saalax Bidaar


War ii diifaca.
Sxb waxan meesha fadhiya waa wada xoolo daajin mudan laakiin wax daajiya waayay. Af somaliguna wuu dhibayaa marka Hala yaabin.
 
Sxb waxan meesha fadhiya waa wada xoolo daajin mudan laakiin wax daajiya waayay. Af somaliguna wuu dhibayaa marka Hala yaabin.
Waa retarded. Kaninka testosterone maad uu iibisid @Mercury . wallahi aniga aya lagactiisa bixinya. Cash app.
Do you know what would of happened if he were to talk about this on front of Somali men in Somalia. Walahi knockout bey uu dhiibi lahayeen.
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
Waa retarded. Kaninka testosterone maad uu iibisid @Mercury . wallahi aniga aya lagactiisa bixinya. Cash app.
Do you know what would of happened if he were to talk about this on front of Somali men in Somalia. Walahi knockout bey uu dhiibi lahayeen.
Maha Ka rabta wilka? Adiga iyo midkaan doqonka ah @Ferrari
Nimaan weyn baa tihiin isku xishoda before Aan dhirbaaxo kulul nigu dhufanaan.
 
Waa retarded. Kaninka testosterone maad uu iibisid @Mercury . wallahi aniga aya lagactiisa bixinya. Cash app.
Do you know what would of happened if he were to talk about this on front of Somali men in Somalia. Walahi knockout bey uu dhiibi lahayeen.
Sxb waa dayuus warkiisu cadaystay. Ragii dhaqan galbeed lagu xiniinya siibay buu ka mid yahay. Nin ku odhanaya cunaan u karinayaa xaskiiyo ku maqan pedicures ma nin buuxaa?

War waxaan ka naxayaa masaakinta uu isaga Korin doono.

In the west they call this being in touch with your feminine side. War naag ninkii dhagaysta wallahi aduunkuna wuu hoogi aakharana waa straight to hell because women are empty vessels.
 
Baalaha lasyka rifay :dead:

  • Colaaddii ha socoto
  • Ha gingisho rasaastii
  • Duullan labaad halasoo kiciyo @Gambar :browtf:
How do we start. Mercury is being supported by the females. Naagashaneyo buu uu dhaqma. Wallahi waxay iis weydin doonan xiligi uu caadada ku dhacan. Asagana wuu so boodey.
Lost cause. Lets not waste energy on Geed qalocodey.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top