Writing in Afsomali challenge.

Status
Not open for further replies.

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
Hey guys let's practice how to write in Afsomali. This is an open discussion topic. You can discuss anything you want BUT you have to write in Afsomali.

Haye maxa haysaan cawa. Aniga caloolsha baa I xanuun naysa. Bisbaas badaan baa cunaay afuurki. Hindi cunto wa kululshahay.
 
Mckenzie

We star in movies NASA pay to watch
VIP
Manta waan woke up gareeyey, kadib afkaan rinse gareeyey, ilkihii baan brush gareeyey, markasaa shaqo went gareyey, waan soo finish gareeyey, then tvga baan watch gareeyey, boris johnson ayaa campaignka left gareeyey, why ayaan is asked gareeyey, markas boredom ayaa i hit gareeyey, sspot ayaan login gareyey and threadkan click gareyey, af somaligay waa sidaa
 
Nin Jarmalka tahriib ku yimid ayaa la wareeystay.
Waxaa la waydiyeey sidee yurub ku timid?
Wuxuu yiri: dhak Soomaaliya ayaan ka soo baxay, dhak waxaan imid Sudaan, dhak hadana waxaan tagay Suuriya, dhak waxaan u sii gudbay Qubrus, dhak Qubrus kadib Turkiga, dhak Turkiga waxaan ku xijiyay Giriiga, dhak waxaa iigu xigay hangari, dhak xagaas markaan tagay ayaan hadana u kabo qaatay waddanka Boland, dhak waan ka soo tagay Boland oo Jarmalkaan dalaf soo idhi, oo waa aniga maanta kula fadhiya.
Ninkii wareeysanayay ayaa yaabay oo weeydiyeey: oo kalay hadeer ma waxaad ileedahay Soomaaliya ilaa meeshan waxaad ku timid 'Dhak-Dhak'? cajiib.
 
Prototype

Heads high

Dhak waa maxay?
 
RedStar

The Bad Ali of Jigjiga
VIP
Su aal baa ku qaba. Somalidda addunka Wilki ku jiraay from Birmingham adiga miya. Accentkaas ma ku hadashaa? lol

Maya walal anigu Birmingham ma degenahi < lol help.. lakin waa arkey ninka magaaladeyda baan ku arkey.

Cockney accent waliga ma maqaltey?
 
U mean Deg deg? For example "shaqada Deg Deg u aade"
Deg deg is quick or hurry.
But dhak is a sort of "jumpy fast" if that even makes sense.
Have you ever heard Farxiya fiska's song dhak dhak? It's the samme word.
She sings: "wadnahaa i dhak leeh, dhak dhak" as in my heartbeat is fast and jumpy. The problem is the context i've used it in can't be translated directly.

Dhak or Dhag, it's same word.

@Prototype
 
Status
Not open for further replies.
Top