Galmudug-State
VIP
War Deg Deg ah : Saxaafada ayaa looga yeeray Xarunta Qeybta Guud Booliiska Soomaaliyeed waxaana halkaas Saxaafadda kula Hadli doona Taliye kuxigeenka 1aad Ciidanka Police Soomaaliyeed Gen.Kaliif si uu u beeneeyo hadalka Taliyihii hore Gen.Xijaar oo aan sifa sharci ah u marin Warqada uu ka qoray Mujaahid Gen.Saadaq joon.