Want to become president in Somalia? Ask Ethiopia

Status
Not open for further replies.

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
Sawirka Maanta Ee Amin Arts “Xasan Sheekh Oo Ethopia Weydiistay Kurisga Madaxtinimada”

Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin Arts ayaa markale wuxuu soo bandhigay Sawir uu ku muujinayo in dowlada Ethopia ay ku qanacsantahay in xilka Madaxtimada Soomaaliya uu kusoo laabto Xasan Sheekh Maxamuud.


ETHIO2016.jpg



kkkkkkkkkk
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top