US rescues Axmed Madoobe again @ Bar Sanguuni after Al Shabab captures it

Status
Not open for further replies.

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Kismaayo (Caasimada Online) – Saraakiil ka tirsan ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in in kabadan 60 ka tirsan maleeshiyada al-Shabaab lagu dilay duqeyn lagula eegtay inta u dhaxeysa Sanguuni iyo buundada Araare ee gobolka Jubbada Hoose.

Maleeshiyada duqeynta lagu dilay ayaa qeyb ka ahaa maleeshiyooyin badan oo saaka waabarigii weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada federaalka iyo kuwa Jubbaland ay ku leeyihiin xerada Baar Sanguuni oo qiyaastii 50 dhinaca waqooyi kaga began magaalada Kismaayo.

Goobjoogayaal ayaa sheegaya in xaradaasi uu kadhacay dagaal culus oo dhexmaray labada dhinaca, khasaare dhimashada dhaliyay.

Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyada al-Shabaab ay muddo kooban qabsadeen xerada, balse markii danbe laga saaray kadib markii ciidanka federaalka iyo jubbaland uu gurmad u yimid.


Saraakiisha ciidamada ayaa sheegaya in DIYAARAD loo malaynayo in Maraykanku uu leeyahay ay beegsatay baabuur ay saarnaayeen maleeshiyada al-Shabaab oo marayay meel u dhow deegaanka Sanguuni iyo Buundada Araare.


Warbaahinta kooxda al-Shabaab ayaa iyaguna dhinacooda sheegay in maleeshiyadu ay qabsadeen xerada Baar Sanguuni, halkaasina ay ku dileen sida ay sheegteen 41 ka tirsan ciidanka federaalka iyo kuwa Jubbaland, sidoo kalena qabsadeen hub iyo gaadiid dagaal.


Hahhah 41 ras kambooni killed by shabab while americans killed 60 in an airstrike. wallahi these folks are delusional, they cant even move outside Bar Sanguuni let alone Jamaame, Jilib :drakelaugh::chrisfreshhah:

many cagdheer died today :mjlol:


You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.

Warning: lots of alkebab body parts all over

https://www.caasimada.net/sawirro-mareykanka-oo-shabaab-badan-xasuuuqay-60-ayaa-laga-dilay/

:ahh:
 
Last edited by a moderator:

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Proof that a bunch of ragtag militia is stronger than jubbaland entire defensive force, if foreigners werent involved kismayu would have been over run

The road from Kismayo to COP Conrad is relatively safe, by Somali standards, with government services making their way into liberated areas, according to U.S. and Somali officials.

But the land beyond COP Conrad is al-Shabaab’s. “I wouldn’t be alive if I went one kilometer beyond there,” Gov. Gooni says. “It’s not safe.”

https://www.wsj.com/articles/americas-other-endless-war-somalia-11547738433
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top