S
Shamis
Guest
It's been a long time since I heard a Somali song with just the right mix of hood and traditional Somali. The lyrics are basic Somali but very catchy.
Qiimee qofkii ku jecel
Naftiisana qabooji
Qalbiga ha ka jebin oo
Wax la qabo intuu qandhan
Ruuxii qeyr kula doontaa
Runtaa lagu qarsadaa oo
Calaf laga qeybsadaa ee
----------------------------------
Subax qoraxda soo baxdaa
Quraacdaba anigoon cunin aa
Qalbi adaan ku raaraadshaa
Haddaan qoys noqonno
Marna kuuma qeelsheen
Qunyar kula hadlii lahaa
Xumaan dhan kuuma quuree
Its already received well over a million views on Youtube so I'm not alone in loving this song something rotten.
Qiimee qofkii ku jecel
Naftiisana qabooji
Qalbiga ha ka jebin oo
Wax la qabo intuu qandhan
Ruuxii qeyr kula doontaa
Runtaa lagu qarsadaa oo
Calaf laga qeybsadaa ee
----------------------------------
Subax qoraxda soo baxdaa
Quraacdaba anigoon cunin aa
Qalbi adaan ku raaraadshaa
Haddaan qoys noqonno
Marna kuuma qeelsheen
Qunyar kula hadlii lahaa
Xumaan dhan kuuma quuree
Its already received well over a million views on Youtube so I'm not alone in loving this song something rotten.
Last edited by a moderator: