Taliska Nabad sugidda iyo Sirdoonka maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 14 xubnood oo ka Mid ahaa khawaarijta.

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
FB_IMG_1697807285752.jpg
FB_IMG_1697807282145.jpg
FB_IMG_1697807278039.jpg
FB_IMG_1697807273425.jpg
FB_IMG_1697807269964.jpg
FB_IMG_1697807265026.jpg
FB_IMG_1697807261304.jpg
FB_IMG_1697807257555.jpg
FB_IMG_1697807254056.jpg
FB_IMG_1697807250020.jpg
 

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Taliska Nabad sugidda iyo Sirdoonka maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 14 xubnood oo ka Mid ahaa khawaarijta. kuwaas oo isku soo dhiibay ciidamada amniga.

kooxdaan ayaa ka tirsaneed waxa ay ugu yeeraan jabhadaha Khawaarijta, kooxda ayaana sheegtay in ay iskaga soo baxeen Khawaarijta iyaga oo ka cabsi qaba inaysan wajihi karin howlgalka xoreynta ee socda.
 
Top