Somaliland Economic Future Is Over

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
384383560_812525560878048_4278616227999677454_n.jpg



“Dagaalka Gacanta iyo Dagaalka Ganacsiga wuxuu jilbaha u dhigay Maamulkii SNM” Qirshada Wasiirka Maaliyada “

Gacanacsigu iyo isusocdka bulshada waa isha ugu muhiimsan ee nololeed Maamulka SNM wuxuuna dhaqaalaha ugu badan kala soo bixi jiray ganacsiga labo ilood ee ugu mihiimsanaa sida Dekeda berbera oo laga dhoofin jiray lagana soo dajin jiray xoolaha nool iyo maciishada beelweynta D5 iyi Beelaha Dega badhtanka Gobalada dhexe ee Soomaliya oo ay ugu weyntahay Magalada Baladweyne

Magalada Wajaale waxay u ahayd suuq baladhan oo ay ku xirnaayeen boqlaal magaalo oo kuyaala Gobalada SSC /Nugaal,Mudug Doollo ilaa Galgaduud iyo Hiiraan
Colaadii iyo ismahadintii kibirkii iyo isla weynidii ay ku dhexwadeen umada Soomaaliyeed waxay keentay in uu gabi ahaanba joogsado dhaqdhaqaaqii iyo isu socodkii labada gobol ee Togdheer iyo W/galbeed SNM

Sidoo kale waxaa meesha ka baxay dajintii iyo dhoofintii Dekada Berbera kadib markii ay bilaabmatay Dirirtii Laascaanood waxaana suuq helay Dekadaha Boosaaso iyo Garacad

Booskii ay ka baxday magalada Wajaale waxaa buuxin doonta mustaqbalka dhaw magalaada Galkacyo oo noqon doonta magalaada qaybisa maciishada noocwalba ayna kala qaataan guud ahaan kilinka Somalida iyo gobalada dhexe madama ay xudun unoqon doonto Dekeda weyn ee Garacad kaalinta isusocodka iyo Qulqulka dadka oo ay hargaysa ku jirtay waxaa iyana si shuruud la,aan ah u buuxisay magalada Buuhoodle oo noqotay magalada ay ukala gooshaan dadka socdaalka u ah Xarunta Somalida ee Jigjiga ilaa Adisababa waxaa isku xirmay min Boosaaso , Laascaanod ,Buuhoodle ,Wardheer ,Goday ,Galkacyo ,marinka Tuurdibi, ilaa Caabudwaaq iyo waliba Baladweyne
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Wallahi nimankan marki laga soo tago jabki ciidaan gaadhay. Their whole Wajaale burned plus Waheen. I also heard reports from a Murusade contact of mine who has been there recently and said Hargeisa hotels were empty and markets lacked any trader activity and it was a ghost-town.
 

Trending

Top