Sawirkan eeg, maxaa kafahantey?

Status
Not open for further replies.

Nabeel786

Southie pride
6edybo.jpg
 
Sxb your own marexaan pm suffered something similiar

1.jpg


Notice the guy that looks exactly like burundi president behind them both? :deadmanny:
burundi-sharif-hol1.jpg


Even the president at the time didnt escape :damn:
 

Nabeel786

Southie pride
Sxb your own marexaan pm suffered something similiar

1.jpg


Notice the guy that looks exactly like burundi president behind them both? :deadmanny:
burundi-sharif-hol1.jpg


Even the president at the time didnt escape :damn:
What Qabiil has to do with this? suuxee.
And how can you judge without knowing me. dame it.

You just showed up a image were ordinary people met. They were not in their office at that time. Dabadhlifi baa tihiin. Waxkale la imoow. bwahaha,..
 

Nabeel786

Southie pride
Saacid waxaa lagu salaamay labada gacan waa ujeedaa, soo kartri muuqato maaha BOWE? We call it BURJI and karaama. Masha-Allah. Allah kabari dee.
 
I

InaFreja

Guest
Ujeedada aad ka raadineysay maxey aheyd hadeysan qabiil aheyn :sass1:
 

Nabeel786

Southie pride
Ujeedada aad ka raadineysay maxey aheyd hadeysan qabiil aheyn :sass1:
Ulajeedadu maaha in aan Qabiil xumeeyo kuwo kalena wanaajiyo laakin waxaan rabey in la sheego sawirkan waxa kamuuqdo Just to know fikirka dadweynaha.
Anyway, Waxeey umuuqata inuu yahay nin wadani. Kan kalena ninkii wadanka gatey. Xaqiiqda lam geesmaro bowe. Qabiil aniga kama hadlin cidna ma farmuuqin laakiin waxaa taabtey waxa maanta kajiro wadankii.
 

Nabeel786

Southie pride
Somaliya maanta waxaa kajiro dhibaato weyn oo lasoo koobi karin. Qof siyaasada Somaliya maanta kujiro oo wanaagsan waa yaryahay hadii runta lasiku sheego maxaa yeeley ninwalbo JEEBKIISA udaran sideey dhabtu tahay marka waa arin aad uxun, the next generation diyaar uma aha waqtigan ineey kacaan oo wax kaqabtaan arimaha Somaliya.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top