Protests in Afgooye Maayland after a mooto driver killed

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Suleyman Alle hau naxriiste waxa uu kamid ahaa Mootiilayaasha Degmada Afgooye,Waxa uu ahaa nin dhalinyara ah oo mustaqbal leh oo reerkiisa u shaqeysta,

Askari Boliiska Afgooye ka howlgala ayaa Maanta $1 u diley, Wuuna Baxsadey.

Askarigii ku ilaalin lahaa haku dilošŸ˜­
 

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Magalada Afgooye, Shabeellaha Hoose oo maanta qasan

Dadka degmadaas ayaa ka banaanbaxaya qof shacab ah oo ay dil u gaysteen askar katirsan DF-ka oo isbaaro u tiilay gudaha degmada Afgooye!!
 

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
These SNA soldiers in Afgooye that are from Galgaduud and Mudug need to be taken away from Shabeelada hoose. They need to be replaced with natives from SWS. These troops are constantly oppressing the natives which is unacceptable.

This kid was murdered by a SNA soldier and the SNA in Afgooye allowed the Soldier to escape and not face reprecussions. This is corruption that is due to the SNA in that region not being native to shabeelada hoose.

#Nomoreisbaaro2023
 

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!

Xaalada D/Afgooye oo aad u kacsan markii Askari uu diley wiil bajaajleh ah kadibna isla Boliisku ay fakiyeen dilaaga | Shacabkan careysan caddalad ayay rabaan adna u sii gudbi fariintooda.
 

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!

The mother of the kid who was murdered.

Ehelada Wiil Mootole ahaa oo Askari Boliis ah ku diley Degmada Afgooye ayaa Sheegay in la fakiyay Askarigii dilka geystay.
 

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
who killed him????
Non native SNA soldiers who originate from Galmudug and Hirshabeele.

These soldiers need to be sent back to Galmudug and Hirshabeele where they need to liberate. The natives of SWS are more then enough for Shabeelada hoose.
 
Top