Oodweyne residents attack oil workers and take over trucks

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
If you ain't from Oodweyne you have no right to work there. The
residents come first, that is the message. :qri8gs7:

Israsaasayn Deegaanka Oodwayne Ku Dhex Martay Shacab Gadoodsan Iyo Ciidamado Ilaalinayey Shaqaale Ka Tirsan Shirkada Sahaminta Shidaalka Ka Wada Somaliland Iyo Halka Khilaafka Ka Istaadhmay

Hargeysa(Ramaas)March.25,2017-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Oodwayne ee xarunta gobolka Daadmadheedh soona gaadhaya xafiiska shabakada wararka Ramaasnews ayaa waxay sheegayaan in israsaasayn xoogan ay shalay deegaanka Oodwayne ku dhex martay ciidamo ilaalinayey shaqaale ka tirsan shirkada Sahaminta shiidaalka ka wada Somaliland iyo shacabka deegaanka oo ka gadooday arrimo ay kula kaceen shaqaalihii shirkadu.

Waxaana xogaha nasoo gaadhayaa ay sheeegayaan in shaqaale ka tirsan shirkadaasi oo watay laba cagaf cagaf iyo ciidamado ilaalinayey ay isku dayeen In ay qasab ku bilaabaan hawlaha shaqada ee sahaminta Shiidaalka,waxaana sida naloo sheegay u tagay si ay wax uga soo ogaadaan arrinkan odayaasha iyo waxgaradka Oodwayne kuwaas oo shaqaalihi ka codsaday inay u sheegeen hawlaha ay wadaan,intaasi ka dib ayaa shaqaalihii shirkadu waxa ay sheegeen in ay bilaabayaan shaqada loo soo igmaday iyaga oo ciidamaduna ugu hanjabay odayaashii inay xidh-xidhayaan.

Sidoo kalena xogaha aan ka helayno is rasaasayntan ayaa waxay intaa ku darayaan in shacabkani ay ka gadoodeen kadib markii ay ogaadeen in shaqaalaha ka shaqaynaya arrimaha sahaminta shiidaalka ee laga bilaabayo gobolka Daadmadheedh ay yihiin kuwo laga keenay gobolka Saraar taas oo ballanka uu wasiirka macdanta iyo Tamarta Somaliland la galay odayaasha deegaanka ay ahayd in ay deegaanka kaste oo laga bilaabayo arrimaha sahaminta shiidaalka ay shaqaalaha ka shaqaynayaa ay noqonayaan dadka deegaanka taas oo ula muuqatay in wasiirku uu ka baxay ballan qaadkii uu sameeyey.

Intaasi kadib ayaa waxa is rasaasayn aan khasaare sababini dhex martay dadkii deegaanka iyo ciidamadii ilaalinayey shaqaalahan,waxaana dadka deegaanku ay la wareegeen gacaf cagafyadii lagu wadey shaqada,waxaana intaasi kadib soo kala dhex galay odayaashii iyo waxgaradkii deegaanka Oodwayne kuwaas oo shacabkii gadooday kasoo wareejiyey gaadiidkii ay kala wareegeen shirkadan.

Ilaa hadda xal lagama gaadhin halka uu khilaafku ka curtay.

http://ramaasnews.com/israsaasayn-d...somaliland-iyo-halka-khilaafka-ka-istaadhmay/
 
Put qurjile in concentration camps

try us :lol:

buuhoodle-qashin-gurka-18-may-2013.5.jpg
 
Bohol

VIP
Oodweyne residents send warning

Waxgaradka Gobolka Daadmadheedh Ayaa Eedaymo Usoo jeediyay
Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta

What kind of oil? When have they started digging for oil?
 
Iam sure somebody incited these baboons to sabotage the project.

Their is certain segments within the h.y clan like this kid here who will do anything even harming their own interest, just so that they can claim they have foiled kulmiye and Siilaanyo " scheme ".
 
Bohol

VIP
Attacking defenceless workers... What xoolo

And lol @ having to be from a region to work there, land

Most Berbera port labourers (xamaaliinta) are HA, likewise Oodweyne oil works will
only be for GX aka the locals. Atleast 80-90% of the workers must be native to the area
so employment can be created for the local youth rather than other people from other
regions.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top