Majeerteen IDPs return in North Gaalkacyo after

Status
Not open for further replies.

Majeerteen IDPs return in North Gaalkacyo after fleeing war




Daawo Sawirada: Dadkii ka Barakacay Gaalkacyo oo dib ugu laabanaya Magaalada

9th December 2015 by Rashka

FacebookTwitterSubscribe

Shacabkii ka barakacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, ayaa bilaabay inay dib ugu laabtaan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kadib Heshiiskii Dowladda Somaliya ay kala dhex dhigtay Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Dadka ayaa hubinaayay dhaqangalka heshiiska oo waxa ay ka baqayeen hadii ay ku laabtaan Magaalada in dagaal dib uu u udhaco sidii kol hore ka dhacday Magaalada.

Shacabkii Deganaa Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo oo u baracakay Degmada Burtinle, Bacaadweyne iyo Xarfo ayaa hada bilaabay inay dib ugu soo laabtaan Magaalada.

Gaadiidka yar yar oo dusha ay ka saaran yihiin Joodariyaasha, gudahana ay ku jiraan reeraha soo noqonaya ayaa lagu arkayaa Koontaroolka dhanka Waqooyi ee Magaalada Gaalkacyo.

Shacabka waxa ay soo dhaweeyeen tallaabada ay dib ugu soo noqonayaan Magaalada Gaalkacyo oo colaadii soo bilaabatay 22 Kii Bishii hore ay ka sal kicisay Magaalada.

Xaalada Magaalada Gaalkacyo ayaa hada waxa ay tahay mid degan, waxaana laga dareemayaa jawi xasilooni ah, iyadoo shacabkii deganaa Koonfurta Magaaladana ay dib ugu soo laabana
 

Duchess

HRH Duchess of Puntland, The Viscount of Garoowe
VIP
Most Somalis fled Galkacyo during the conflict but according to Gudoomiyaha Mudug, Reer Baxarley were experiencing bouts of diarrhea.


:troll:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top