Magaalada Baydhabo waxaa maanta Ka furmay shir looga hadlaayey Mashruuca Nidaamka sugnaanta cuntada Somalia.

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Magaalada Baydhabo waxaa maanta Ka furmay shir looga hadlaayey Mashruuca Nidaamka Sugnaanta Cuntada Soomaaliya oo u dhaxeeyey Wasaaradaha Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha xukuumada Federaalka iyo heer Koonfur Galbeed.

Shirkan oo ay ka soo qayb galeen Wasiirada Wasaaradaha Beeraha iyo Waraabka Mudane Ahmed Madoobe Noonow, Wasiirka Xannaanada Xoolaha Xukuumadda Federalka Mudane Xasan Xuseen Maxamed Wasiiradda Beeraha, Xanaanada Xoolaha Qorsheynta iyo wasaaradda Deegaanka Isbedelka cimilada Koonfur Galbeed, Agaasimeyaal guud iyo qaar ka mid ah hawl wadeenada Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha ayaa intii uu socday waxaa lagu lafa guray Mashruuca Nidaamka Sugnaanta Cuntada Soomaaliya.
 
Top