Identity politics rise in Somaliland (South West Hargeisa women join Wadani Party)

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
Basically they said they shared the same umbilical cord with Cirro. :ooh: Legend
has that GX and Arap communities are twins (who share the same mother Magaado
of the modern Magaadle clan in Sanaag). @Rooble Reer Axmed Dhagax are on board.




“Hadaanu nahay haween weynaha degmada Axmed Dhagax waxa aanu maanta cududayada taageero ku muujinaynaa Xisbiga WADDANI oo aanu u aragno in uu yahay Xisbiga kaliya ee dalkan ka saari kara xaaladda uu ku jiro, haddii hore uu Jamaal Cali Xuseen u yidhi Muuse Biixi geelayaga ayaa iskugu kaaya jira anaga na xuduntayada ayaa la kala gooyey Cabdiraxmaan Cirro, waxa aanu lee nahay haddii aanu nahay haweenka reer Axmed Dhagax hiil iyo hooba waanu kula garab taagan nahay, meel reer Axmed Dhagax soo galeena kamay soo dhalaali waayin. Xisbiga hore ayaanu ugu jirnay.”.Ayey yidhaahdeen haweenweynaha degmada Axmed Dhagax ee xafladda loo qabtay."




https://qarannews.com/daawo-xisbiga...xmed-dhagax-oo-ku-soo-biiray-xisbigaassawiro/
 
Last edited:

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
f*ck yeah. Big L for Qudhmiye

746fae9e36d2dd2a67f6bcca916f4ca4.gif
 

waraabe

Your superior
all somalilanders should vote for who they wish for what ever reason. This lady should exercise her democratic right for which our SNM warriors gave their lives for
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top