Guddoomiyaha gobolka bakool Mudane Maxamed Cabdi Maxamed Tol ayaa cod dheer ku sheegey in koonfur galbeed u baahan tahay in khawaarijta laga xoreeyo.

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Guddoomiyaha gobolka bakool Mudane Maxamed Cabdi Maxamed Tol ayaa cod dheer ku sheegey in koonfur galbeed u baahan tahay in khawaarijta laga xoreeyo balse waqtigaan munaasab aheyn in doorasho la aado.

Guddoomiye Tol wuxu ku baaqay in loo midoobo ladagaalanka khawaarijta xoreynta ka dibna doorasha lagalo.
 
Top