bidenkulaha
GalYare
Waa talo wanaagsan. I support pausing these Shabaab operations because the clans HSM wants to liberate are pro-Shabaab. Just liberate areas like Bacadweyne who are anti-Shabaab or Jowle but lack help with SNA.
That I disagreed with, it’s like he was giving talking points from the same ppl who want to blame their mess up on Wasiirka.Waare said Hawiye ma rabaan inay A Shabaab iska xoreeyaan laakin waa ku qalanyahay inuu wasiirka difaaca korka ka saaro fashalka Abgaal iyo Murusade HG iyo Xawaadlana dad saas ah ma xoreyn karaan yuusan ku xagxagan