Garowe (Caasimada Online) - Isimada, odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta beesha Cumar Maxamuud ee Majeerteen ayaa soo saaray qoraal ay ku eedeeyeen Madaxweynaha Puntland Saciid Deni, iyagoo sheegay in faro-gelin qaawan uu ku hayo doorashada labo kursi oo beeshaas ay ku leedahay golaha shacabka...
This site uses cookies to help personalise content, tailor your experience and to keep you logged in if you register.
By continuing to use this site, you are consenting to our use of cookies.