BIG scandal: Xerow Shirifow is making money out of his clans infightings

"DIbuheshiisiinta" Cawaan Cusman waxay noqdtey Mashruuc NGOs ah ooy Afarjeeblayaasha Cawaanka ka sameeyan lacag badan hada waxaa ku soo biiray Sharifow oo dhaqaalo ka raadinaya uu doorashada cod ku iibsado maadaama uushiid yahay

Waxaa jira beelo Cawaan Cusman ah oo la barakiciyay 10 sano ka hor tuulooyinkoodii lagubay oon ku noqon karin oo dalbanaya in magdhaw la siiyo hadii kale ay san heshiis qaadan doonin

Xerow Shariif ayaa hayado badan oo shisheeye la xiriiray iyo dawlada federalka si malaayiin uu ugu cuno magaca dibu dajinta Beelaha la bara kiciyay wuxuu toos ugu xirtay hayaada gargaarka oo mid ayaga ka mid ah maamulo

Isla shirkii oo socda ayuu 10 kale dagaalo cusub u diray hayadihii waana la yaabeen

Hassan Sh oo fahansan u jeedkiisa ayaa block gareeyay wuxuuna ku dhahay qaab kale lacagta ku sameyso sida la dagaalanka Al Shabaab sharifow oo raba inuu xassan ku fashilmo dagaalka ayaa diiday soo jeedintiisa

Beelihii dhibanaa ayuu Shariif u Soo jeediyay inay faataxada qaataan lacagta uu asaga cuni rabo

Waxaan soo galin cadeeymo stay tuned!





Screenshot_20230929-182545.jpg


Screenshot_20230929-182725.jpg
 
Screenshot_20230929-183513~2.jpg


How many villages you have seen so far

Bur dheere

Kuugaar

Geelgub

All their people have been displaced ans xerow sharif wants to make money out of their misery

 
Last edited:

Trending

Latest posts

Top