Aaran Jaan Trojan Won't Hide Under Reer Garowe Name

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
384394276_715222507313101_4929110206095572203_n.jpg

Harti wayne markii laga soo tago, Majeerteen lagaso tago, Maxamud Saleeban walaalka taarikh hore iyo taarikh danbe aan leeyahay haddaan Cumar Iley waa Ciise Dhuux.

Dagaalkii Galkacyo ee sokeeye waxay ahaayeen reer kaliya ee Majeerteen ah ee 750 nin oo dhamaan Cirro leh keenay waxaana maradda usoo tuuray Islaan Maxamed Illahay janadiisa ha geeyee. Intaas oo ay dheerayd waxay maal lahayeen ay kuso dareen.

Waa iyadii ay ku baxday Cumar Aragnaye Ciise soo soco oraahdaas oo ku tusinaysa inay
Ahaayeen qoladda labaad ee Cumar Markii laga reebo Mudug ku dhimatay.

Xaafadda Baraxley ee hadda mooryan deggan tahay Cabdullahi AUN kuso celiyay waa nimankii yidhi anagaa deggayna ee yaan laguso celi dadkii laga sifeeyay taladaas oo ay nooga saxnaayeen.

Waxaan u xusay arinkaas inaan mudo maqlayay Cumar Maxamud baa ciise wax u diidan, anoo ku hadlaya afka Cumar Maxamud waliba Curad kooda ah ayaa leh tolow walahi maalintay qaraar tahay walaal kale ma lihi adna sidoo kale iga xisaabtan.
✅

Meel walboo aad joogtaan abaal iyo walaalnimo iyo sharaf baan idinHaynaa hadaad aragtaan kuwa anaga ah oo qabiil idin maagaya waa kuwa aan maalin jirin.
Tol jira noqda. Wax ba iskugu abaal sheegan mayno lkn waa muhiim Inaan taarikhda xusno wax walbana ka run sheegno
✅
🥰
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Aaran Jaan u r no different to horgal hawiye bakhti jama ali jama iyo wixi aminsana sida @Libaax-Joore oo manta maydkisa laguma duugi karo Puntland. Bah Dubays my jifi have a siyasad soo jireen 'adigoo cadow shisheeye uu jeedo oo aan cidina caafinaynin laguma mashqulo sokeeye'. We live by those values. We are nothing like dulis oo iyaga isku maqan lakin iska indha tirayo bahalka shisheeye(outsider monster).

I am certain every shisheeye war PL has had if u ask any hartis, bah dubays waa SAFKA HORE oo doonayo inay tarikh samaystan si loogu sheekeeyo jiilyasha dambe. We r known as 'dagaal kulul'

War Mcr GIF by My Chemical Romance
.
 
Last edited:

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081

The biggest horgaal in the history of Majerteeenia was tuugi ku dhaleey your father he kaabo qad for afweyne 😂
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
The biggest horgaal in the history of Majerteeenia was tuugi ku dhaleey your father he kaabo qad for afweyne 😂

Waryaa everyone knows me meel kasto dawladnimo ka jiro horgal ayaan uu ahay, I have no shame. Lakin adigu bahal hawiye oo dawlad diid ah ayaad horgal uu ahayd. Waryaa ku soo noqo tolka, ha ugu bixin nin xun danahisa yarayd raadinayo doqon yahow, weliba hawiye oo la wada og yahay inu dawladnimo rabin. Anigu iyo abahay qaran iyo dawlad ayaan horgal uu ahaa keleb yahow, we r not like u oo difaacayo niin bahal moryan uu galay.
 
Last edited:

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Waryaa everyone knows me meel kasto dawladnimo ka jiro horgal ayaan uu ahay, I have no shame. Lakin adigu bahal hawiye oo dawlad diid ah ayaad horgal uu ahayd. Waryaa ku soo noqo tolka, ha ugu bixin nin xun danahisa yarayd raadinayo doqon yahow, weliba hawiye oo la wada og yahay inu dawladnimo rabin. Anigu iyo abahay qaran iyo dawlad ayaan horgal uu ahaa keleb yahow, we r not like u oo difaacayo niin bahal moryan uu galay.
Ur father was qabo kad for afweyne well my father was hardcore SSDF… hawiye adiga be ku dhaleen silkoda ka so baxay
Me us muse sultan wa la yaqana meeshan tariqdha ugu jiro jarjarka tahay was
 
Trending

Top