2 Bomb Attacks In Mogadishu - Deni Security Beefed up

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Madaxweyne Deni Amaankiisa oo la adkeeyey kadib laba Qarax oo 4 maalin gudeheed lagu weeraray Villa Soomaaliya
September 9, 2020 admin Wararka 0

Puntlandi-Breaking-news-center.jpg


Maqaaxi aan saas uga forsyn Villa Soomaaliya ayaa galabta lala beegsadey Qarax uu fuliyay Qof naftiis hanlige ah, Waxaa ku dhintay 4 Qof Sida loo xaqiijiyay Puntlandi.com Waxaana ku dhawacmay 6 Qof.

afar maalin ka hor ayaa Qarax hidkaldt la dhigay isna lagu qarxiyay meel aan ka fogayn Meesha maanta la weeraray.

Madaxweyne Deni oo nawaaxigaas degan ayaa amaankiisa aad loo adkeeyey, Sida aan xogta ku heyno Mid kamida Beelaha Muqdisho dega ayaa Ciidan dheeraada kusoo biiriyay Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Puntland ee gacanta ku haya Amaanka Madaxweynaha iyo Wafdigiisa.

Jamcada ayaa la filayaa inuu Muqdisho ka furmo Shirka wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
All the puntites were sending their prayers to the president of puntland before he left PL to mogadishu that he remain safe, he will need those prayers it is mogadishu
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Mogadishu oo xafadaha ku jiro bahalo galeen ah in loo oglaado inay shir gabtan waa ayan daro. It's shocking when u have these thugs in their neighborhood and they are holding conferences in a city un-safe. The international community live in shipping containers, it's time hawiye take an L, waxani waa ceeb, u can't manage your own city
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
All the puntites were sending their prayers to the president of puntland before he left PL to mogadishu that he remain safe, he will need those prayers it is mogadishu
I'm going to pray 2 rakkahs for the safety of our president Deni.
 

Awdalia Rising

SSpot Special Correspondent
Failed State Somalia only country I know of where the presidential house/office regularly comes under attack from terrorists :mjkkk:
 
Top