ادخلو دولة حوادلى آمنين

Wadadaan clean waaye 100% no Al Shabaab or Isbaaro thanks to cida cududa weyn 😎 Nacabka darbiyada ha jiiro.

Screenshot_20230417-134814.jpg


Screenshot_20230417-132822.jpg
 
Last edited:
Ya waad yaa xawaadle ,
eh el-ubaha dee kûlaha :icon e smile:



Webigoo butaacoo
Beeraha waraabshoo
Dhulka baadku jiifoo
Dhirta ubaxu buuxshoo
Canabkii bislaadoo
Badarkiyo galleydii
Laga tuuray baalkoo
Bulladiyo ciyaaraha
Lagu waa bariistoo
Beeluhu gu’ joogaan
Sow beri-samaadkii
Beled Weyne maan tegi:wowsweat:
 

Trending

Top