Search results

  1. Ruqiya

    Minneapolis geeljire taking risk

    girls were there too.
  2. Ruqiya

    Minneapolis geeljire taking risk

    I heard atleast 16 were arrested. These kids have lots of free time and parents don’t make them busy with sports, work, or volunteer. I blame their parents for no looking after them. I heard some of them were 12 year olds. Why would a 12 year be out at 4 am?? Yaab! What shocked me more is that...
  3. Ruqiya

    Word of the day: How to say ‘bonus, extra payment’ in Somali language?

    Do you have the actual dictionary or is this available online as pdf?
  4. Ruqiya

    Emotional cheating?

    Ismaan lahayn inaan saxayo. Horrey umaan maqal xujadaas. Waaban ilaaway googaalisigii intiis badneyd. waxaan xasuustaa: gurigayagu ama xaradayadu waa wada ul oo ul la qaadto ma leh. weli ma maqashay tan?
  5. Ruqiya

    Emotional cheating?

    Amiin waad mahadsantay!
  6. Ruqiya

    Emotional cheating?

    Eedo tv bari hore ayaan tuuray carruur baan korsadaa weligayna music ma dhagaysan marka waxba kama ogi waxyaalahaas. Waan inaan carrurtada ku dayasho wanaagsan u noqodo soo ma aha? Waalid/hooyo music dhagaysanaya waa adduunyo gaddoon.
  7. Ruqiya

    Emotional cheating?

    1. Waxaan umaleynayaa waa seqda dhexe markaas ayeey reer miyigu is shukaansadaan lakiin waxay sugaan inta dadka xaafada joogo oo dhan seexanayaa. 2. Waxay kale oo ay noqon kartaa subaxa hore sababtoo ah dadka waayeelka xili hore ayeey soo toosaan. 3. mise waa markay xiddiguhu dhacaan oo...
  8. Ruqiya

    Emotional cheating?

    Maxaa waaye dumarkaan ragga la moodo. Siday isleedahay waa nin nin camal. Rap soo ragga khaas uma aha mise anigaa waxba la socon. mana la fahmayo waxay kusoo rafaaday oo ay meesha la timi.
  9. Ruqiya

    Emotional cheating?

    Sifiican baad u faahfaahisan laakiin waa googaalisi micnaheeduna waa xabaasha ama qof markuu dhinto weligiis ayuu aasnaadaa. marka lagu dhaho googaa: saniin maniin sabarad aasan Cigallee: waa habasha baad ku jawaabaysaa sabarad ayaa logu qodaa xabaalaha marka dadka xabaalaha qoda (somaalia)...
  10. Ruqiya

    Quraanka afsoomaali pdf

    No problem, I have been using the quran majeed app for a while now, but the somali translation was added about 2 years ago. The translation is short and easy to understand.
  11. Ruqiya

    Emotional cheating?

    inta hore waad saxday. Saniin maniin= wakhti dheer Sabarad horta fasir waxaad moodaysid ma aha. maxaa aasnaan kara waqti dheer ama weligood. Maxaa sabarad lagu qabtaa ama loo isticmaalaa?
  12. Ruqiya

    Emotional cheating?

    Googaa: saniin maniin sabarrad aasan. fur xujadaan fadlan.
  13. Ruqiya

    I CANT STOP LAUGHING! Adeero gets pranked on the streets of Minneapolis. He goes ballistic after seeing the camera

    Adiga ma weynaatid miyaa? Weli ciyaar baad ku jirtaaye agah!
  14. Ruqiya

    Quraanka afsoomaali pdf

    The app quran majeed has tafsiir in somali. Its simple and easy to understand.
  15. Ruqiya

    Grammar

    I like your suggestion, I will use it. Waad mahadsantahay! Gaariye ma maqal waligey miyuu gabyaa? Magaciisa oo dhamaystiran soo qor fadlan.
  16. Ruqiya

    Grammar

    Thanks for the response walaal! I asked here because google translate is not 💯 reliable. I did print couple of books for personal. The prophet stories and stories for kids that I translated to somali for my kids. I am thinking of selling some as well inshallah in the near future. So for a title...
  17. Ruqiya

    Grammar

    I am writing couple books for kids in somali and I am always searching online for stuff. I do have a somali dictionary but I am not sure how to say grammar in somali? I search google translate and it says naxwaha. Naxwa soo af carabi ma aha? I would appreciate if someone can help thanks 🙏
  18. Ruqiya

    Emotional cheating?

    Online kuma arag waxaan arkay dad saas rumaysan. Waxay ku doodayaan faraaciintu soomaalida ayeey u egyihiin. Waa dad wareersan qaar dhahaya arab baan nahay iyo ku faraaciinta isku qoraya maxaa u diiday inay soomaali baan nahay dhahaan yaab!
  19. Ruqiya

    Word of the day: how to say ‘curious’ in Somali language?

    I always hear ppl say, “Hebel waa qof faduul badan ama war faduuli badanidaa.” Someone is considered faduuli if they are always in ppl’s business or someone who is always gossiping about others.
  20. Ruqiya

    Emotional cheating?

    Erey cusub baan bartay maanta thanks for sharing! I will use this😝
Top